Monday, December 23, 2013

Qabiilka Ciise

Qabiilka Ciise 

wuxuu ukala baxaa 6

Uurweyne
Ceeleeye
Holle
Wardiiq
Hooroone
Hawlaqaade




Fadlan wixii qalada waad naga soo sixi kartaan idinkoo mahadsan.

Written by

We are Creative Blogger Theme Wavers which provides user friendly, effective and easy to use themes. Each support has free and providing HD support screen casting.

16 comments:

  1. Wll waxbadan aya kaqalday qeybsinka iyo lahaa qabilka fg hadan aqon lahen waydii oday dhaqamiidka bilaha

    ReplyDelete
  2. Fadlan Sax waaye ee sidey 12 aqal u noqdeen noo soo kala saraa

    ReplyDelete
  3. asc walaloyaal waxaad igu caawidaan beesha reer ciise waayo waxaan ahay shakhsi kamid ah beesha misane lunsan ilaa (3 oday),
    magaceegu waa ismaaciil sheikh mustafe sheikh salah sheikh abuu bakar (abuukar) maxamuud miire guuleyd ,
    awoowgee abuu bakar maxamuud ma uusan lunsanayn laakiin wuxuu ahaa qof ilma adeeradiisa is hayey sidaa darteydna isga sow tagay dalkiisa ethopia ,
    sidaa darteyd inaguna waxaanu noqonay qabiil iskii ,
    hase ahaatee beesheenu kama maarmanno oo waanu u baahan nahay,
    ee walaloyaal odayaasha beesha ii wareestow
    laga yaabee awoowgee sheikh abuukar maxamuud ilma adeeradiisa in ay gartaan

    ReplyDelete
    Replies
    1. Walal ciise yaad ka tahay anas ku raadin ee isoo wac whats app 0917177038

      Delete
  4. Waxaad igala sow xidhiidhi kartaan number kaan ÷252615269194 ama ÷252619569131

    ReplyDelete
  5. Waxaan beehsa horoone ee ja soo jeeda beesha yuusuf daarood hadii uu jiro qof beesha hooroone ah oo imaqlaya salaan wacan ha iga gudoomo waxaan wiil reer islaam uroone ah waxaana ku noolahay dalka congo inaan isbaranaaan doonayaa qaniinkayga

    ReplyDelete
    Replies
    1. Waanu kaa qaadnay ee beesha uroone yaad ka tahay will mcn

      Delete
  6. Horoone ismaqal ma jiraa

    ReplyDelete
  7. Sadexda ciise iyo sadexda soo raac horoone baan ka ahay oo ah soo raacyada
    Fadlan ila soo xiriira

    ReplyDelete
    Replies
    1. Beesha uroone ama islaan uroone yaad ka sii tahay wll?

      Wlle waxaad igala sow xidhiidhaa Gmail cuthmaansalafi@gmail.com

      Delete
  8. Maydal ninkii la oran jirey jeneraalkii kaliyaa dadkeena yaqaaney sida aabe iisheegay oo ay wada xiri jireen hoh

    ReplyDelete
  9. +243852960708 whats upka igala soo xiriira

    ReplyDelete
  10. Waxaan ku laygu dhalay DIRE dhaba 1962,anigoo caruur ah baa jabuuti aabahay I keeney,muddi yar ka dib Aabe waxaa LOO masaafuriyey Somalia.
    AUN Aabahay wuxuu is sheegay inaynu nahay CIISE,kana naha QODAX GOB,ABA YONIS wax intaa dhaafsan ma garan karoo,imika waxan doonayaa inan ku laabto halki aan u dhashay oo laguna dhalay.
    Meet aan ka billabong ma again,fallen iga caawiya.

    ReplyDelete

© 2014 Qabiilka.com. All rights resevered. Designed by Guriga.net