Sunday, December 15, 2013

Qabiilka Isaaq

Qabiilka Isaaq waxay u kala baxaan 8

isaaqIsaaq
  • Habar Awal
  • Arab
  • Ayuub
  • Habar Jeclo
  • Cimraan
  • Sanbuur
    • Ciidagale
    • Habr Yonis


Fadlan wixii qalada naga soo saxa idinkoo mahadsan...

References wiki

Written by

We are Creative Blogger Theme Wavers which provides user friendly, effective and easy to use themes. Each support has free and providing HD support screen casting.

47 comments:

  1. Replies
    1. Sxp waxan idin weydiinaa qabiil dir katirsan oo noole ladhaho miyaa jirto

      Delete
    2. Haa iyagoo dhanbaa la dhagaa sababto ah way noolyihiin

      Delete
  2. Toljecle ayaad ka tagtay.


    Ciidagale iyo Habar yoonis waxa la isku yidhaa Garxajis.

    ReplyDelete
  3. Toljecle ayaad ka tagtay.


    Ciidagale iyo Habar yoonis waxa la isku yidhaa Garxajis.

    ReplyDelete
    Replies
    1. Habar yoonis intee ukala baxdaa

      Delete
  4. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  5. Tol jeclo habar xabushay la hadsataye u kaadi waar garxajis hadu laba ahaa imika wa mid isagana qoralka ugu horeya shekhow xaga saru leyahay
    Mahadsanid

    ReplyDelete
    Replies
    1. Xoolo dhaqato ayaad tahay Toljecle waa curadka Sheekh Isxaaq waana curadka habar xabuush waana 7 Sheekh Isxaaq ninkii soo koriyay ee cida gale ku lahaa waxaan U baahanahay (Dhuux Baraar) malaa haduu ayaad qabiil barteen waan Boqortooyadii Abid uu yeesho Sheekh Isxaaq ee la odhan jiray Boqor Haaruun isaguuna ahaa Ahmed Sheekh Isxaaq taariikhda udub ugu noqo malaa hadaad soo baraarugtaye.

      Delete
    2. Tol jeclo waa curadkii reer sheekh isaxaaq

      Delete
  6. Aan anuu ku saxee reer sheekh isaxaaq waa 8nin
    Afar waxaa laysku yidhaahdaa habarjeclo waaana isku bah oo islaan xabuusho layidhaah ayaa dhashey
    Garxajis,awwal,ayuub,arab afartaasna waa isku bah oo xabuushaa dhashey.

    ReplyDelete
    Replies
    1. Afarna cabuuzha dhazhay oo wad noo zheegtay 4 kalana yaa dhalay garxajis.awal.ayuub.arab

      Delete
    2. 8 da ilma sheekh Isaxaaq waxay u qaybsamaan saddex bahood (hooyo) bah xabuusho oo ugu weynayd waa Afar waxaanay kala yihiin Axmed Sh. Isaxaaq (toljecle), Maxamed Sh. Isaxaaq (cimraan), Muuse Sh. Isaxaaq, iyo Ibraahim Sh. Isaxaaq oo loo garan ogyahay Sanbuur.
      Bah Magaado waa 3 waxaanay kala yihiin Ismaaciil Sh. Isaxaaq ( garxajis), Ayuub Sh. Isaxaaq iyo Arab Sh. Isaxaaq intaasi waa 7 ka sideedaadna waa Cabdiraxmaan Sh. Isaxaaq oo Awal loo yaqaan.

      Delete
  7. taariikhda xagee laga helayaaa oo dhameys tiran

    ReplyDelete
  8. Aaan idin saxee sh.isxaaq wuxuu
    Dhalay 12 awlaad afar carab ayey ahaayeen 8 Somali toljecle sanbuur cimraan muuse waa isku hooyo waxaan
    La odhan jiray xabuusho wxayna ahayd
    Ina boqor xagga ay garxajis Arab iyo
    Ayoub ay isku hooyo yhiin magaca hooyadoodna waaaa magaaado oo iyadana
    Uuu dhalay boqorka magaadlaha waxa soo
    Hadhay awal oo ay dhashay shariifo oo ahayd INan sheekh dhalay

    ReplyDelete
    Replies
    1. Xppi ma inoshahyyyy na 😥🤣

      Delete
  9. Waar isaxaq 8 caruura ayu dhalay afarna waxa dhashay gabdhi u shaqayn jirty ee xabashiyada ahayd 4 waxa u dhashay gabar reer magala

    ReplyDelete
    Replies
    1. Isaaq xabuusha wuxuu ku gursaday herer history here hada gashid waxa arkysaa idoo laga shekaynay shiikh saxaaq guurkii xabusha

      Delete
  10. Waar isaxaq 8 caruura ayu dhalay afarna waxa dhashay gabdhi u shaqayn jirty ee xabashiyada ahayd 4 waxa u dhashay gabar reer magala

    ReplyDelete
    Replies
    1. Waar Sxb Labad islaamodba isaga qabay Ta Xabashiyada iyo ta kalaba waa isku mud markaa dee halkaa inaga hubi.

      Delete
  11. 8 walaalo ah weeye Afarba dhan isu raacaan.
    Cimraan. Sambuur. Muuse iyo Ayuub. Waa ilama Xabuusho.
    G.xajis. Arab. Awal. Iyo Tol- jecle wa ba Magaadle.
    Taariikhda ciyaarta ka daaya.

    ReplyDelete
  12. Aniga waxaan rawaa dad aan wax badan ka wareesto oo Madaluug ah marka ila soo hadla adeeryaal

    ReplyDelete
    Replies
    1. Adigu ma madaluug ayaad tahay
      Anigaaba raadinayey

      Delete
  13. Muxuu ka tagay.. Ciidagale iyo hy ma ilma sh isxaaq baa... Muuse sh isxaaq. Hjeclo. Ibraahim sh isxaaq sanbuur. Maxed sh isxaaq cimraan. Axmed sh isxaaq toleclo.. Afartaas waa habar xabuusho.. arab sh isxaaq. Ayuub sh ixaaq. Garxajis sh isxaaq. Sadexdaasina, waa isku bah habar magaado.. Awal sh isxaaqna, waa bah gooni oo ashraf baa dhashay.. sidaa weeye.... garxajish waa hyoonis iyo ciidagale.. Awala waa sacad muuse iyo ciise muuse 2daa weyn. Muuse sh isxaaqna, waa maxed abokor nuuse abokor iyo samane abokor. arabna.. Celi arab. Cabdale arab. intii aan ka, tagay ku dara...

    ReplyDelete
  14. Sheekadii way soo dabayartahay oo DNA ayaa wixiiba beenisay ee runta ka hadal

    ReplyDelete
  15. Sheik sillka hoyada wase isaaq waa 25 labaatan ��

    ReplyDelete
  16. Waxaanad garanayn markaad ka hadasho waa iska sidan h.yoonis iyo cidagale miyaanay isla ahayn ismaciil sh.isaxaaq

    ReplyDelete
  17. Ayuub sheekh isaaq waa imisa jilib horta soo sheega

    ReplyDelete
  18. H.awal laandheere kaligi taliyaa

    ReplyDelete
  19. Habar majeerten ma jirta

    ReplyDelete
  20. Please waxan ahay ayuub curadka sheekh isxaaq 20 jir ayaan ahy ayup xaguu gala ma garxajis miya awal isoo kala cadeeya

    ReplyDelete
    Replies
    1. Ayuub Sheekh Isaxaaq
      Ismaaciil Sheekh Isaxaaq g. xajis
      Arab Sheekh Isaxaaq
      Isku hooyo ayaad tihiin sadexdiinaasi iyo isku aabe

      Maxamed Sheekh Isaxaaq Cimraan
      Ibraahin Sheekh Isaxaaq sanbuur
      Axmed Sheekh Isaxaaq toljeclo
      Muuse Sheekh Isaxaaq
      Afartan waa isku hooyo iyo aabe dhamaanteed isku aabe ayeynu nahay Sheekh Isaxaaq binu axmed binu Haashim ayaa ina dhalay

      Delete
  21. gar xajis hooyadood wa samawada Harti oo waxay la walaal iyo sku hooyo iyo is ku aaba yihiin mohamed Harti Iyo Ahmed Harti oo waa Habar Majeertaan.

    ReplyDelete
  22. Awal hooyadii waa shariifo waxay ku dhimatay umushii Sidaad loo yidhi awal ayaanle magaado may dhalin ee way korisay

    ReplyDelete
  23. Laandheere habar jeclo ❤️🟢⚪️🔴 allow dhowr

    ReplyDelete
    Replies
    1. habar yonis yaa ka laandheresan

      Delete
    2. Isxaaq care
      hooydii

      Delete
  24. Habar jeclo ayuu ciida gale ku soo daray kkkkk

    ReplyDelete
  25. Waxan doonaya qof habar jeclo si fiican ii kla bara

    ReplyDelete

© 2014 Qabiilka.com. All rights resevered. Designed by Guriga.net